Koorsooyin Diini ah | الدورات الدينية

Barashada Qur'aanka Kariimka تعلم القرآن الكريم

Barashada Qur’aanka Kariimka waa furaha aqoonta diinta Islaamka iyo nolosha wanaagsan. Qur’aanku waa hanuunka ugu weyn ee muslimiinta. تعلم القرآن الكريم هو مفتاح معرفة الدين الإسلامي والحياة الطيبة، فالقرآن هو الهداية الكبرى للمسلمين.

Tafsiirka Qur'aanka تفسير القرآن الكريم

Tafsiirka Qur’aanka waa sharaxaadda iyo fahamka macnaha aayadaha Qur’aanka, si qofku u fahmo fariinta Alle iyo sida noloshiisa loogu hagi karo. تفسير القرآن هو شرح وفهم معاني آيات القرآن، ليفهم الإنسان رسالة الله وكيفية هداية حياته.

Fiqh Islaami ah الفقه الإسلامي

Fiqigu waa cilmiga sharciyada Islaamka ee ka soo baxa Qur’aanka iyo Sunnaha Nabiga (NNKH), kaas oo tilmaama sida muslimiintu u dhaqmaan nolosha maalinlaha ah. الفقه هو علم الأحكام الإسلامية المستنبطة من القرآن والسنة النبوية، ويبين كيفية تصرف المسلمين في حياتهم اليومية.

Axaadista / Xadiiska علم الحديث

Axaadistu waa barashada iyo fahamka axaadiista Nabiga (NNKH), oo ah hadallada, ficillada iyo ogaysiisyada Nabiga ee tilmaamaya sida saxda ah ee muslimku u dhaqmo. الحديث هو دراسة وفهم أحاديث النبي ﷺ، وهي أقواله وأفعاله وإشاراته التي تبين الطريقة الصحيحة لتصرف المسلم.

Siirada Nabiga ﷺ السيرة النبوية

Siirada waa taariikhda nolosha Nabi Muxammad (SCW), oo ay ku jiraan dhalashadiisa, barbaarintiisa, wacdigiisa, dagaalladii uu ka qayb galay, iyo guud ahaan sida uu u hogaamiyay ummadda Islaamka. السيرة النبوية هي تاريخ حياة النبي محمد ﷺ بما في ذلك ميلاده، نشأته، دعوته، الحروب التي شارك فيها، وكيف قاد الأمة الإسلامية.

Barashada Luuqadda Carabiga & Naxwaha تعلم اللغة العربية والنحو

Barashada Luuqadda Carabiga iyo Naxwaha waa fahamka iyo barashada afka Carabiga, erayadiisa, xeerarkiisa, iyo qaab-dhismeedka hadalka si loo akhriyo Qur’aanka, axaadiista, iyo qoraallada diinta si sax ah. تعلم اللغة العربية والنحو هو فهم ودراسة اللغة العربية وكلماتها وقواعدها وبنيتها اللغوية لقراءة القرآن والحديث والنصوص الدينية بشكل صحيح.

Al-Nuur Islaamic Center

Al-Nuur waa xarun Islaami ah oo u heellan barashada Qur’aanka Kariimka, Culuumta Diinta, iyo akhlaaqda wanaagsan, si loo dhiso jiil ku socda hanuunka Islaamka.

Barbaarinta Ardayda

Waxaan ardayda ku barbaarinaa Qur’aan, Aqoon Diini ah, iyo anshax suuban, annagoo adeegsanayna macallimiin khibrad leh iyo manhaj tayo leh.

Waalidiinta iyo Bulshada

Waalidiinta waxaan la wadaagnaa masuuliyadda tarbiyadda carruurta, si loo helo iskaashi miro dhal ah oo u adeegaya mustaqbalka ilmaha.

Warbixin & Horumar

Al-Nuur Islaamic Center waxay si joogto ah ula wadaagtaa warbixinno, horumar waxbarasho, iyo dhacdooyin muhiim ah oo la xiriira xarunta.

Warbixinta Baska Ardayda

Baska Al-Nuur Islaamic Center wuxuu si ammaan ah u qaadaa uguna soo celiyaa ardayda, isagoo raacaya jadwal joogto ah iyo nidaam badbaado oo la hubiyey.

Warbixinta Masjidka

Masjidka waa goob cibaado iyo aqoon diini ah, laguna tukado salaadaha jamaacada, laguna qabto duruus, muxaadarooyin, iyo barnaamijyo kor u qaada fahamka diinta.