Address: Galkacyo Puntland Somalia | Email:alnuurschool08@gmail.com
Barashada Qur’aanka Kariimka waa furaha aqoonta diinta Islaamka iyo nolosha wanaagsan. تعلم القرآن الكريم هو مفتاح معرفة الدين الإسلامي.
Tafsiirka Qur’aanka waa fahamka macnaha aayadaha Qur’aanka. تفسير القرآن هو شرح وفهم المعاني.
Fiqigu waa cilmiga sharciyada Islaamka ee laga helo Qur’aanka iyo Sunnaha. الفقه هو علم الأحكام الإسلامية.
Barashada axaadiista Nabiga ﷺ iyo fahamkooda saxda ah. دراسة وفهم أحاديث النبي ﷺ.
Taariikhda nolosha Nabi Muxammad ﷺ iyo casharrada laga qaato. تاريخ حياة النبي محمد ﷺ.
Fahamka afka Carabiga si Qur’aanka si sax ah loo akhriyo. تعلم اللغة العربية لفهم القرآن.