Address: Galkacyo Puntland Somalia | Email:alnuurschool08@gmail.com
Baridda Qur’aanka Kariimka iyo Cilmiga Diinta
Baridda Qur’aanka oo diiradda lagu saaray Xifdinta iyo Akhriska saxda ah, iyadoo la raacayo habka Tajwiidka.
Casharro ku saabsan dhawaaqa saxda ah ee Qur’aanka, iyo xeerarka Tajwiidka si loo akhriyo si qumman.
Fahamka macnaha Qur’aanka Kariimka, si loo gaarsiiyo ardayda cilmiga tafsiirka.
Barashada taariikhda iyo nolosha Nabigeenna ﷺ.
Fahanka cilmiga Fiqiga iyo Aqaida Islaamka.
Casharro tarbiyeed oo ku saabsan akhlaaqda iyo dhaqanka Islaamka.
Barashada sida loo raaco kitaabka iyo qoraalada diinta.
Casharro luuqada Carabiga oo fududeynaya akhriska Qur’aanka.
Barashada xeerarka naxwaha Carabiga.
Xifdinta mawaadiicda muhiimka ah ee diinta.
Fahanka Axaadiista Nabiga ﷺ.
Tartamo Qur’aan oo lagu qiimeeyo xifdinta iyo akhriska.