Baro Luuqada Carabiga

By Al-nuur Islamic Uncategorized

About Course

Ma doonaysaa inaad si fudud oo kalsooni leh ugu hadasho luuqada Carabiga? Ma rabtaa inaad si sax ah u fahamto qoraalkeeda iyo akhriskeeda? Koorsadan waxaa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu barto luuqadan qaniga ah, haddii aad tahay qof hadda ku cusub ama mid raba inuu sii horumariyo aqoontiisa.

Course Content

Cutubka Koowaad 1

  • Lesson one
    00:00
  • Lesson Two
    00:00
  • Lesson Three
    00:00

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet