Al-Nuur Islaamic College

Baridda Qur’aanka Kariimka iyo Cilmiga Diinta

1. Baridda Qur’aanka Kariimka (Xifdin, Akhris)

Baridda Qur’aanka oo diiradda lagu saaray Xifdinta iyo Akhriska saxda ah, iyadoo la raacayo habka Tajwiidka.

2. Barashada Tajwiid iyo Akhris Sax ah

Casharro ku saabsan dhawaaqa saxda ah ee Qur’aanka, iyo xeerarka Tajwiidka si loo akhriyo si qumman.

3. Barashada Tafsiirka Qur'aanka

Fahamka macnaha Qur’aanka Kariimka, si loo gaarsiiyo ardayda cilmiga tafsiirka.

4. Siirada Nabigeenna ﷺ

Barashada taariikhda iyo nolosha Nabigeenna ﷺ.

5. Barashada Fiqiga iyo Caqiido

Fahanka cilmiga Fiqiga iyo Aqaida Islaamka.

6. Tarbiyo Islaamka

Casharro tarbiyeed oo ku saabsan akhlaaqda iyo dhaqanka Islaamka.

7. Barashada Raacashada Kitaabta

Barashada sida loo raaco kitaabka iyo qoraalada diinta.

8. Barashada luuqada Carabiga

Casharro luuqada Carabiga oo fududeynaya akhriska Qur’aanka.

9. Barashada Naxwaha

Barashada xeerarka naxwaha Carabiga.

10. Xifdinta Matuunt

Xifdinta mawaadiicda muhiimka ah ee diinta.

11. Barashada Axaadiista

Fahanka Axaadiista Nabiga ﷺ.

12. Tartanka Qur'aanka Kariimka

Tartamo Qur’aan oo lagu qiimeeyo xifdinta iyo akhriska.